Maamulka Jubbaland oo Kismaayo ka soo saaray amar dad badan ka yaabiyey

Dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa soo saartay amar mamnuucaya jarista dhirta qoyan iyo qodista waraha aan sharciyeysnayn si baa la yiri looga dheeraado nabaad-guurka degaanka. Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo dalxiiska Jubbaland Caydiid Saleebaan Xaashi oo akhriyey bayaan kasoo baxay wasaaradda ayaa sheegay in la loojiyey jarista dhirta qoyan ee loo isticmaalo dhuxusha wax lagu karsado iyo seereynta … Continue reading Maamulka Jubbaland oo Kismaayo ka soo saaray amar dad badan ka yaabiyey